DAAWO:- Weligaa ceebtaan oo kale mala kulantay Daawo muuqaalka Wiil Fashilmay

DAAWO:- Weligaa ceebtaan oo kale mala kulantay Daawo muuqaalka Wiil Fashilmay

daajis.com:- Muuqaal lasoo bandhigay ayaa muujinaya ninkan burcadka ah oo bir weyn uu watay ku jabsanaya albaabka bangiga oo miyaarad ka sameesan , waxaana ninkan u suurto gashay in uu gudaha u galo bangiga uuna baadi goob u galo lacago halkasai yaalay.

Ciidamada Booliiska ayaan ku guuleestay in ay gacanta ku dhigaan ninkan burcadka ah, waxaana dad badan ay layabaeen indha adeega ninkan maadama xiliga uu bangiga jabsanayay goobtaasi laga agdhawaa.

HALKAAN KA DAAWO



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada