daajis.com:- Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa la sheegay inay xalay Mudo kooban la wareegeen gacan ku haynta deegaano hoos-tagga Magaalada Garissa ee Gobolka Waqooyi Bari.
Ciidamadan oo tiradoodu gaaraysay ilaa 40 qof ayaa si buuxdo ula wareegay Tuulooyin ay ka mid yihiin Yumbis iyo Damajaley, waxayna goobtaasi ka taageen Calankooda Madow oo astaan ahaan lagu yaqaano Ururka Al Shabaabka.
Dadka ku dhaqan deegaanadaasi ayaa waxay xaqiijiyeen in Ciidamadii Shabaabku ay weli ku sugan yihiin Keymaha ku xeeran Tuulooyinkooda.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:39 and have
, Published at