daajis.com:- Soomaaliya ayaa waxaa loo soo tababaray ciidamo cusub oo Boolis ah, Ciidamadan ayaa waxaa lagu soo tababaray dalka Jabuuti halkaasoo ay ku sugnaayeen Saraakiil u dhalatay dalka Talyaaniga oo tababarka bixinayay.
Munaasabaddan ayaa waxaa soomaaliya uga qaybgalay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
Cidankana ayaa waxay sadexdii bilood ee lasoo dhaafay tababaro kala duwan ku qaadanayeen dugsiga tababaradda ee Idris Faarax Cabane, halkaasoo ay ku barteen Xirfadaha kala ah: sida looga hortago Mudaaharaadka, Waardiyeeynta Mas´uuliyiinta Sar/sare, Sida loo baaro danbiyadda iyo xirfado kale oo badan.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:40 and have
, Published at