daajis.com:- Ganacsatada Soomaalida ee dhoofisa xoolaha Nool ayaa sheegay in dagaalka sokeeye ee ka qarxay dalka Yemen uu saamayn xoogleh ku yeeshay ganacsigoodii.
Dalka Yemen ayaa ahaa dal loo suuq geeyo badanaa xoolaha nool ee Soomaaliya iyadoo warshadaha ku yaala dalkaasi ay habayn jireen hilibka ka dibna isagoo qalan u sii suuq gayn jirey wadamada kale ee Qaliijka.
HOOSE KA DAAWO
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:58 and have
, Published at