daajis.com:- Teleefishinka caanka ah ee CNN ayaa waxa uu su’aashaas hordhigay macalin ka tirsan Jaamacadda Banadir Universaty ee muqdisho ku taal.
Macalinkan ayaa sheegay in Dhalinyarta Soomaaliyeed ay tahriibka kaga hari karaan oo kaliya marka shaqo iyo nabad waarta looga abuuro dalkooda. Wuxuuna sheegay inay hadda caawinayaan nin dhalinyaro ah oo ula yimid fikrad shaqo looga abuurayo dalka.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 19:00 and have
