DAAWO:- Amiir Arts oo Soo Duubay Madaxweyne Xasan oo Hees Jaceel ah Qaadaya

DAAWO:- Amiir Arts oo Soo Duubay Madaxweyne Xasan oo Hees Jaceel ah Qaadaya

daajis.com:- Farshaxanka Soomaaliyeed ayaa Barnaamijkii Ciida ee ka baxay Tv-ga universal wuxuu uga qayb qaatay muuqaal uu ka sameeyay Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud.


Muuqaalkan ayuu ku Muujiyey In madaxwayne Xasan sheekh uu isa Siiyey Hantidii Qaranka iyo sidoo kale Kursiga Madaxwayne ee uu ku Fadhiyo, Wuxuuna u saaray hees caanbaxday oo uu qaado Fanaanka King Khalid.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada