daajis.com:- Wariye Cabdixaafid oo ka tirsan Tv-ga Universal ayaa su’aalo adag wuxuu uga Xanaajiyey Prof: Axmed Ismaaciil Samatar kadib Waraysi adag oo uu la yeeshay.
Ugu horayn wuxuu waydiiyey Su’aal ahayd “Hadii Dadka Khaatumo ay diidaan Somaliland, maleeyihiin inay aayatiinkooda iyo Masiirkooda u tashadaan” Uga jawaab Haa ama Maya, kadibna waxaa diiday Prof Samatar.
Sidoo kale waxaa la waydiiyey Prof: Axmed “Hadii Waqooyigu uu calanka Buluuga ah Lahaa, Koonfur Calan Noocee ah ayay Lahayd” Wuxuuna ku Jawaabay inaysan Jirin Laba Calan, Hadana waxaa la waydiiyey “Xagee ka keentay marka Laba Dawladood oo isku Tagay? “
Waxaana sidoo kale La waydiiyey Su’aal ku aadan Go’aankiisii shalay iyo maanta iy Sumcad Xumada baahsan ee kasoo Wajahayd.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:00 and have
, Published at