daajis.com:- Farshaxaniistaha caanka ah ee Soomaaliyeed Amin Arts ayaa sawir aad u qosol badan ka sameeyay Ciyaar culus oo dhex martay Madaxweynaha Soomaaliya & C/kariin Guuleed oo isku koox ah & Kooxda kale oo kala ah Cumar C/rashiid, Gaas & Axmed waxaana Goosha ugu jira Shariif Xasan oo leh maxaa iga galay Ciyaartaan.
hoos ka daawo
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:00 and have
, Published at