Daawo:- Ujeedada socdaalka C/raxmaan Faroole ee Hargeysa+Sawirro

Daawo:- Ujeedada socdaalka C/raxmaan Faroole ee Hargeysa+Sawirro

daajis.com:- Taxa maanta magaalada Hargeysa si diiran loogu soo dhoweeyay Madaxweynihii hore ee Puntland, C/raxmaan Faroole. Mas’uuliyiin, Isimo, Salaadiin iyo waxgarad kale ayaa garoonka diyaaraddaha Hargeysa ugu hortegay.

Booqashada Faroole ee Hargeysa ayaa ah mid la xiriirto arrimo qoys, waxaana la sheegay in uu Hargeysa u tegay sidii uu ugu soo tacsi gudan lahaa qoyska ay Xaaskiisii hore Aamino Abiib oo kasoo jeeda dhalasho ahaan Somaliland, iyadoo wiil ay dhashay ku dilay magaalada Garowe.


Waa markii ugu horeysay ee Madaxweyne xil kasoo qabtay Puntland uu tago magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland. iyadoo la og yahay in colaad dhanka soohdimaha u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada