Sawir qosol badan: waxa kala qabsaday Aamina Maxamed iyo Cabdiwali Gaas

Sawir qosol badan: waxa kala qabsaday Aamina Maxamed iyo Cabdiwali Gaas

daajis.com:- Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amin Caamir ayaa wuxuu soo bandhigay Sawir Qosol badan oo uu ku Cabiray wixii dhexmaray Wasiirada Arimaha Debeda Dalka Kenya iyo Madaxwaynaha maamulka Puntland Cabdiwali Cali Gaas.

Madaxwaynaha Puntland ayaa wuxuu dhowaan gaadhay magaalada Nairobi, Iyadoona la sheegay inuu qorshihiisa ugu wayn yahay inuu halkaasi kulan kula qaato  hadii ay suurto gasho Madaxwaynaha Dalka Maraykanka.

Aamina Maxamed ayaa waxay Leedahay “Walaal Qorshaha kuma Jirtid, Dadka uu Qaabilayo OBAMA, Mida kale Lagama Hadlayo Arimaha Soomaaliya”

Madaxwaynaha Puntland ayaa dhankiisa ugu Jawaabaya “War Anigu Shaxaad uma Socdo, ee waxaan Rabaa Inaan Obama kala hadlo Arimaha Galmudug oo Keliya”


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada