VIDEO:Madaxwayne Xasan Sh oo Ku dhawaaqay Go’aan lama Filaan ah Xili Xaaladu…

VIDEO:Madaxwayne Xasan Sh oo Ku dhawaaqay Go’aan lama Filaan ah Xili Xaaladu…

daajis.com:- Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa Saxaafada kula hadalay Magaalada Muqdidho wuxuuna ku dhawaaqay in dadka Soomaaliyeed ay baahi wayn u qabaan Midnimada Soomaaliyeed,loona baahanyahay in dadka Soomaaliyeed ay ogaadaan in wax midnimada ka yar ayna na deeqaynin,Wuxuuna Madaxwayne Xasan Sh Baaq ku diray ku Jecel kala go’a Shacabka Soomaaliyeed.




Madaxwaynaha Soomaaliya oo la hadalyey Soomaaliland ayaa u sheegay in xataa hadii ay dhibaato ka soo gaadhay shacabka Soomaaliyeed ee halkaas dagan ay tahay mid ay midnimada darteed oogu samaraan,waana ka xanuunsanaynaa wixii soo gaadhay shacabka Soomaaliyeed ee gobolada W/Galbeed Soomaaloiya.




Xasan Sh Maxamuud ayaa hadalkan jeediyey Xili muran badan uu ka taagan yahay xaaladiisa dhabta ah ee dhanka Doorashooyinka 2016 ka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada