DAAWO: Su’aalo Adag oo la weydiiyay hogaamiyaha Jubbaland

DAAWO: Su’aalo Adag oo la weydiiyay hogaamiyaha Jubbaland

daajis.com:- Madaxwaynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa waraysi dhinacyo badan Taabanaya wuxuu siiyey Tv-ga SBC.

Axmed Madoobe ayaa Su’aalo kala duwan laga waydiiyey xaalada maamulka Jubaland, Doorashadii Dhowaan dhacday, Sidii looga Falciyey, Dagaalada Al-shabaab, Caqabadaha maamulka, Dib u dhiska Xafiisyada Dawlada, Xoraynta Dhulka, iyo Arimo kale oo dhowr ah.

Hoos ka Daawo

Geesta kale Axmed Madoobe ayaa wuxuu ka hadlay khilaafka Dawlada Soomaaliya iyo Maamulka Jubaland ee soo noq-noqday iyo Sababtii isaga iyo Madawaynaha Puntland uga baaqdeen Shirkii Muqdisho.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada