-DAAWO VIDEO: Beelaha khaatumo oo loogu baaqay inay xakameeyaan lana xisaabtamaan Madaxdhaqameedkoda

-DAAWO VIDEO: Beelaha khaatumo oo loogu baaqay inay xakameeyaan lana xisaabtamaan Madaxdhaqameedkoda

daajis.com:- Dawladda Khaatumo ayaa ugu baaqday beelaha Khaatumo State inay xakameeyaan lana xisaabtamaan madaxda huwan cimaamadaha ee laga yaabo inaysan ka qayb qaadan halganka Khaatumo isla markaana maamulo kale u talaabaan.



Waxana looga digay in maamulka Khaatumo sameyn doono isla xisaabtaman dhaw, kaasoo lagu wajahayo Madaxdhaqameedkii iskudaya inuu aado meel aan loo dirsan ayna oolin danta Khaatumo iyo shacabkeeda, gaar ahaan arimaha siyaasada inay faraha kala baxaan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada