DAAWO: Xildibaano Ka mid ah Baarlammanka Kenya oo Maanta Muqdisho soo Gaaray (VIDEO)

DAAWO: Xildibaano Ka mid ah Baarlammanka Kenya oo Maanta Muqdisho soo Gaaray (VIDEO)

daajis.com:- Xidhibaano ka tirsan Baarlamaanka Kenya ayaa maanta booqasho rasmi ah ku soo gaaray Caasimadda Muqdisho, Waxaana xildhibaanadani si diiran loogu soo dhaweeyay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho

Xildhibaanadan ayaa ka kala socday Guddiyada Difaaca & Arrimaha Dibadda Ee Baarlamaanka Kenya, waxayna Xarunta Villa Hargeisa kula kulmeen Guddiyada Difaaca ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Hoose ka Daawo



Labadan dhinac ayaa waxay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahahaa wada shaqaynta labada Baarlamaan, ka dib kulan muddo saacado ahi qaatay oo ay ku yeesheen Xarunta Guddoonka Sare Baarlamaanka Soomaaliya.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada