Dhalinyaro Badan oo Somali-Kenyan ah oo Lagu La’yahay Dalkaasi Kenya (VIDEO)

Dhalinyaro Badan oo Somali-Kenyan ah oo Lagu La’yahay Dalkaasi Kenya (VIDEO)

daajis.com:- Laga bilaabo Markii Kooxda Al Shabaab ay weerar ku qaaday Jaamacadii magaalada Gaarissa ayaa waxaa dalka Kenya ka bilowday ugaarsi lagu hayo dhalinyarada Jinsiyadoodu tahay Soomaalida ee ku nool dalka Kenya, ha ahaadaano Soomaalida qaxootiga ah ee dalkaasi degen ama dhalinyarada dalkaasi u dhashay ee Somali-Kenyanka ah.

Waxaa ilaa iyo hadda la la’yahay dhalinyaro badan oo laga qafaashay Gobolka waqooyi Bari ee dalka kenya, qaar dhalinyaradaasi kamid ahaa ayaa waxaa maydkooda laga helay iyagoo Webi dhex sabaynaaya, waxaana jirkooda ka muuqday dhaawacyo loo gaystay.

Arintan ayaa waxa ay qal qal xoogan ku abuurtay Soomaalida ku dhaqan dalka Kenya, iyagoo aan aqoon meel ay u dacwoodaan.
Hoose ka Daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada