daajis.com:- Dalalka Kuuriyada Koonfureed iyo tan Waqooyi ayaa waxa ay warbaahinta isu Mariyeen hadalo kul kulul, iyo midba mida kale ku eedaynayso inay daan daansi wado.
Shaqaaqadan ayaa bilaabatay maalintii khamiistii, kadib markii Kuuriyada Koonfureed ay sameecado ku jeedisay dhanka dalka Kuuriyada Waqooyi iyadoo halkaasi ka tabinaysa, xaaladda Qalafsan ee uu dalkaasi ku jiro.
Kuuriyada Waqooyi ayaa 24-saac u qabatay in in Sameecadaha looga furo goobaha ay ku xiran yihiin hadii kalena ay bur-burin doonto gabigood, halka Kuuriyada Koonfureed ay sheegtay inay is difaacayso hadii la soo weeraro.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 01:30 and have
