daajis.com:- Madaxwaynaha maamulka Khaatumo Prof: Cali Khaliif Galaydh oo kusugan deegaanka Balicad ee Gobolka cayn, oo Waraysi uu bixiyey wuxuu uga hadlay xaalada deeganada khaatumo, Safarkiisii Muqdisho iyo Wadahadalka u socda dawlada dhexe iyo Khaatumo.
Madaxwayne Galaydh ayaa wuxuu sidoo kale ka hadlay Xubnaha Horgaleyaasha ah ee laga soo dirayo maamulada Garoowe iyo Hargeisa, sidoo kalana wuxuu iftiimiyey Xidhiidhka ka dhexeeya Maamulada Somaliland iyo Puntland, wuxuuna wax lala qoslo ku tilmaay Xubnaha Masayrka ku yimaada Buuhoodle, wuxuuna sheegay inaysan Jirin cid ka celin karta Buuhoodle oo Hantidiisii iyo dadkiisiiba ay Deganyihiin.
Ugu danbayntii Madaxwayne Galaydh ayaa u umahad celiyey Shacabka Khaatumo ee Balicad, Xamar-laguxidh iyo Buuhoodle oo uu sheegay in ay si hagar la,aana usoodhaweeyeen, Wuuxuna Fariin u diray Guud ahaanba Shacabka khaatumo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 21:00 and have

