daajis.com:- TV-ga ka howlgala gudaha Iiraan ee Press, ayaa waxa uu wareysi la yeeshay Qabiirka ka faalooda arrimaha geeska Afrika ee lagu magacaabo Nii Akuetteh.
Qabiirkan ayaa waxaa laga wareystay sida uu u arko Mooshinka ay qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka ka gudbiyeen M/weyne Xasan Sheekh maxamuud.
Nii Akuetteh, ayaa sheegay in mooshinkaan uu yahay mid aad u xoogan islamarkaasina ah mid sharci ah, maadaama ay muuqdaan waxna ka jiraan eedeeymaha loo haysto M/weynaha.
Halkaan ka daawo wareysiga Nii Akuetteh:
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 19:00 and have
