VIDEO:- Gaarigii ay ka Buuxeen Maydadka ee Dalka Austeria oo tirada Geerida ay sii Korortay

VIDEO:- Gaarigii ay ka Buuxeen Maydadka ee Dalka Austeria oo tirada Geerida ay sii Korortay

daajis.com:- Gaarigii xamuulka ahaa ee laga helay Xadka u dhaxeeya dalka Austeria iyo kan dalka Hangaray ayaa Ciidamada amaanka dalka Austria waxay sheegeen in dadka maydadka ah ee gaariga laga dhex helay ay kor u dhaafayaan ilaa todobaatan qof.

Ciidamada amaanka ayaa sheegay inay aaminsan yihiin in Meydadkaasi la doonaayay in laga talaabiyo xadka dalka Austria.


Gaarigan oo albaabka loo xiray ayaa waxaa la soo dhigay wadada Hi-wayga ah ee marta xadka labadaasi dal, waxaana ay booliska yihiin kuwo weli ku raadjooga darawalkii gaariga oo goobta ka baxsaday.

Maydadkan ayaa la sheegay inay in mudo ah ku xaraysnaayeen gaarigaasi, iyagoo jirka dadkaasi uu bilaabay in uu dil dilaaco.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada