VIDEO:- Xarunta xawaalada Dahabshiil ee Grønland oo qeyb cusub oo electronic ah lagu soo kordhiyay

VIDEO:- Xarunta xawaalada Dahabshiil ee Grønland oo qeyb cusub oo electronic ah lagu soo kordhiyay

daajis.com:- Dukaanka xawilaada Dahabshiil ee ku yaalo Grøland, motzfeldgata 10 ayaa macaamiishiisa ugu bishaareynaya qiima dhimis iyo isagoo qeyb ka mid ah electronic kusoo ziyaadiyay jumlo iyo tafaariiq.

Waxaa kale uu dukaanku kuu hayaa rasiifaro aad ka daawan karto ciyaaraha nooc walba, Tv-yada soomaaliga ah dhamaantood iyo weliba filimaanta carabiga iyo kuwa maraykanka.

Kuwa Sportiga waxaa ka mid ah:

Sky Sports

Fox Sports

Aljaziira Sports

Iyo Kuwo Kale Oo Fara Badan.



TV yada Somaliga Waxaa ka mid ah:

SNTV

UNIVERSAL SOAMALI TV

HCTV

ROYAL TV

SOMALI CHANEL

STAR TV

WARDOON TV

Iyo kuwo kale oo farabadan.


Waxaa kale Uu Dukaankan Kuhayaa Alaabo Kala Duwan Oo Electrikada ah haday ahaan lahaayeen Beteriga talefanada,Kofarkatalefonada, SameecadahaTaleefanka ee dhegaha lagashto iyo Usb.

Waxaa Kaloo intaas kuudheer Inuu Kuuhayo Kutaabta Musxafka Oo Qalinkiisa Wata kuuna aqrinaya suuradaad doonto oo aad dhagaysanayso sifuduna kuubari kara qur aanka isagoo weliba ay kujiraan Culimo Somaliyeed Sida Sheekh Umal iyo Sheekh Dirir.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada