Daawo:- Balotelli oo Laga Maseersiiya Neguesha iyo saaxiibkeeda cusub Cheikhou Kouyate oo Milan tegay

Daawo:- Balotelli oo Laga Maseersiiya Neguesha iyo saaxiibkeeda cusub Cheikhou Kouyate oo Milan tegay

daajis.com:- Waxaa Magaalada Milano Gaaray Gabadhii ay wada socon jireen Xidiga kooxda AC Milan Mario Balotelli iyo Cayaaryahanka ay hada wada socdaan ee u dheela West Ham United Cheikhou Kouyate.

Mario Balotelli ayaa dhawaan sheegay in uu weli jecelyahay saaxiibtiisii oo ay kala xanaaqeen intii uu kusugnaa Kooxda Liverpool laakiin waxay laxiratay Xidiga Naadiga West Ham ee Cheikhou Kouyate.

Fanny Neguesha oo ah Gabar dharka Xayeysiisa iyo saaxiibkeed Cusub ayaa tegay Magaalada Milano oo sidoo kale uu ku noolyahay Saaxiibkeedii Hore Mario Balotelli waxaana warbaahinta Talyaanigu shaaciyeen in arintaas u muuqato mid looga Masayrinayo Xidiga amaahda hada kula jooga Kooxda AC Milan.










FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada