DAAWO BBC: Nicholas Kay oo Waraysi Uga hadlay Mooshinka Madaxwaynaha, Kana dayriyey xaalada adag ee Somalia

DAAWO BBC: Nicholas Kay oo Waraysi Uga hadlay Mooshinka Madaxwaynaha, Kana dayriyey xaalada adag ee Somalia

daajis.com:- Nicholas Kay waxa uu BBC-da u sheegay in Soomaaliya aan wali sidii loogu talagalay loogu helin kharashaadkii caalamiga ahaa ee loo dalbay,  Isniintii waxaa la shaaciyay in 3.1 milyan oo qof Soomaaliya ku nool in ay u baahanyihiin gargaar baniiaadminimo.

Nicholas wuxuu sheegay in ayba xaaladdu ka sii dari karto dhamaadka sanadkan,  Hase ahaatee Nicholas waxa uu sheegay in uu dalku horumar ka sameeyay isbdalada dhanka siyaasadda iyo dagaalka Al-shabaab.

HALKAN KA DAAWO  WARAYSIGA BBC-DA EE NICHLOSKAY 


Ergaygu wuxuu magaalada Addis Aba ugu waramay wariyaha BBC-da Emmanuel Igunza , Cabdirisaaq Xaaji Catoosh ayaa inoo soo koobaya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada