DAAWO: Burcad Badeedka Soomaalida oo Soo Labakaclaynaya (VIDEO)

DAAWO: Burcad Badeedka Soomaalida oo Soo Labakaclaynaya (VIDEO)

daajis.com:- Burcad badeedka Soomaalida ayaa la sheegay inay dib u bilaabeen weerarida maraakiibta Xamuulka ee isticmaasha Gacanka Cadmeed.

Burcad badeedkan ayaa bilawgii sanadkii 2014-dii joojiyay weeraradii ay ka gaysanjireen biyaha dalka Soomaaliya, kadib markii ay cadaadis xoogan kala kulmeen Maraakiibta Gaashaaman ee gaaf-wareegaya biyaha Soomaaliya.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada