daajis.com:- Wadamada Argagixisadu ka jirto iyo Maxamed Qanyare oo la weydiiyay imisa Dadkaaga ah oo aan waxba galabsan ayaad dishay, wuxuuse kusoo gaabsadey ”in aan ka jawaabo diyaar uma ihi’
Sidoo kale Qanyare ayaa la weydiiyay dadkii aad soo qaban jirtay kadibna Mareykanka u safrin jirtay maxey ahaayeen ”Kama jawaabayo ayuuse markale uga jawaabey”
Filimkaan ayaa qeybaha hore oo dhan waxa ay ka waramayaan Dagaalada Afghanistan, balse qeybaha ugu danbeeyay ayaa Soomaaliya quseeya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:30 and have
, Published at