daajis.com:- Maanta barnaamijyadeenii xiisaha badnaa ee kobciyemedia.com waxaan ku soo qaadaneynaa dhanka haweenka.
Hadaba shantaan haweeen illaah kuma badee ka duceyso, adigana hadad gabadh yahay dabeecadahaan leedahay iska badal..
Ta cabashada badan oo saacad kasta cabata ama kuu tirisa sabab iyo sabab la’aan.
Ta aan marna raali noqon oo mar kasta u xiista kana sheekaysa kii hore u qabay iyo iyada oo rag kale tusaale u soo qaadata.
Ta odaygeeda ku mana sheegata oo mar kasta ku tidhaahda sidaa iyo sidaa ayaan ku sameeyey.
Ta wax kasta oo ay indhaheedu ay arkaan iibsata ama ku kalifta odaygeeda inuu u iibiyo.
Ta wakhtigeeda intiisa badan ku lumisa is qurxin keliya iyo ta hadalka badan iyo shar iyo khayrba ka hadasha.
Waa afar.
Inantu waxay ka daba carartaa ama ay doon doontaa waan ku guursanayaa. Ta la qabo waa mid ninkeedu maxbuus u yahay.
Ta aan wanaag sanayn, waa mid markasta ku maqan mid kale oo aan ahayn ka markaa la jooga. Ta ninkeedu ka dhintay waa mid ninku ka baxsaday oo aan dib u soo laabanayn.
Ta cabashada badan oo saacad kasta cabata ama kuu tirisa sabab iyo sabab la’aan.
Ta aan marna raali noqon oo mar kasta u xiista kana sheekaysa kii hore u qabay iyo iyada oo rag kale tusaale u soo qaadata.
Ta odaygeeda ku mana sheegata oo mar kasta ku tidhaahda sidaa iyo sidaa ayaan ku sameeyey.
Ta wax kasta oo ay indhaheedu ay arkaan iibsata ama ku kalifta odaygeeda inuu u iibiyo.
Ta wakhtigeeda intiisa badan ku lumisa is qurxin keliya iyo ta hadalka badan iyo shar iyo khayrba ka hadasha.
Waa afar.
Inantu waxay ka daba carartaa ama ay doon doontaa waan ku guursanayaa.
Ta la qabo waa mid ninkeedu maxbuus u yahay.
Ta aan wanaag sanayn, waa mid markasta ku maqan mid kale oo aan ahayn ka markaa la jooga.
Ta ninkeedu ka dhintay waa mid ninku ka baxsaday oo aan dib u soo laabanayn.
Akhristaha kobciyemedia.com adigu maxaad ka faaideystay qormadaan gaaban dhanka hoose noogu reeb adigoo anshaxa kobciye.com u yaalo ka baxeyn..
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:30 and have
, Published at