daajis.com:- Magaalada Hargeysa ayaa maalinimadii shalay gabi ahaanba waxaa laga wayaay wax (Hilib) ah, kadib markii ay is qabteen Kawaanleyda iyo Doowlada Hoose.
Suuqyada Hargeysa, Maqaayadaha iyo Guryaha dhamaan shalay lagama cunin wax Hilib ah, waxaana Maqaayadaha laga cunayay Bariis iyo Baasto Suugo iyo Baradho leh oo kaliya.
Kawaanleyda Hargeysa ayaa ka mudaaharaaday qiimo kordhin ay Doowlada Hoose ku samaysay Hilibka lagu iibiyo Suuqyada.
Neefka xoolaha ayaa markii hore lagu Canshuuri jiray 1$, waxayna Doowlada Hoose hada ka dhigtay 2$, taas ayaana keentay in shalay Hargeysa ay noqoto Hilib la’aan.
Halkaan ka dhagayso Hilib la’aanta shalay ka dhacday magaalada Hargeysa:

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:50 and have
, Published at