Daawo:- Muuqaalo cajiib ah oo laga helay Yaxaasyo arxan daro u cunaya Dameer-farow iyo Lo-gisi

Daawo:- Muuqaalo cajiib ah oo laga helay Yaxaasyo arxan daro u cunaya Dameer-farow iyo Lo-gisi

daajis.com:- Sanad walba Milaayiin xayawaano ah ayaa isku daya in ay ka gudbaan Yaxaasyada webiga Maasai Mara ee dalka Kenya, una gudba dhulalka kale ee Tanzania ka mid tahay.

Muuqaalo cajiib ah oo uu qaaday sawir qaadaha la yiraahdo Paolo Torchio ayaa muujinaya xasuuqa raxan yaxaasyo ah ay u geysanayaan dameer farow ka gudbayay webiga Maasai Mara, hase ahaatee raxanta yaxaasyada ay reebteen in badan oo dameer farowyada ka mid ah.

Sawirada ayaa waxaa ka mid ah boqolaal Lo-gisiga oo ka gudbayay webiga Maasai Mara laakiin Yaxaasyada iyo loda ayaa dagaal dhex maraya.













FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada