daajis.com:- Bashiir Casayr oo ka badbaaday doon qalibantay oo uu la socday isagoo tahriib ugu sii jeeda dalka Yemen ayaa sheegay in doontoodu ay rogmatay kadib markii ciidamada badda ee dalka yemen ay xabad ooda kaga qaadeen.
Markii ay rogmetay doonta ayaa waxaa goobtaasi ku Nafwaayay dad gaaraya ilaa 70 qof, waxaana ka badbaaday oo kaliya 40 qof oo uu Bashiir kamid ahaa.
Dhalinyaro badan oo Soomaali ah ayaa dalka ka tahriiba sanad kast, iyagoo dhalinyaradani raadinaya shaqooyin iyo mustaqbal ka wanaagsan kan ay hadda ku jiraan.
Hoose ka Daawo
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 20:30 and have
