daajis.com:- Farshaxaniiste Amin Caamir ayaa sawir xikmadeysan ka sameeyay dhibaatada Ciidamada DF ay kala kulmaan Mas’uuliyiinta DF oo iyagu xalaaleystay mushaarka Ciidamada.
Sawirka ayaa waxaa lagu cabiray Ciidamada DF oo dhiigooda u daadinaayo helida amni iyo Nabadgalyo, halka Xisbiga dalka ka arimiya ee Damjadiidna ay dhaqaalaha dalka ku gurteen jeebkooda.
Xikmada Sawirka ayaa ah in Damjadiid ay baahi ku dileen Ciidamada Dowlada iyaga oo xal u arka inay musuqaan Mushaaraadkooda.
Sawirka ayaa ka turjumaayo Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka oo uu dhiigooda daadanaayo iyo Taliyaha Nabadsugida C/raxmaan Tuuryare oo daadgureysanaayo mushaaraadka Ciidamada.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:30 and have
, Published at