Daawo Sawirada:- Ururka Al Shabaab oo Soo Bandhigay Sawirdda Dagaalkii JANAALE

Daawo Sawirada:- Ururka Al Shabaab oo Soo Bandhigay Sawirdda Dagaalkii JANAALE

daajis.com:- Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay sawirro ka turjumaya sidii uu u dhacay weerarkii ay ku qaadeen Xaruntii Ciidamada AMISOM ay ku lahaayeen Degmada Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Weerarka oo ahaa kii labaad oo noociisa oo ka dhacay Shabeellaha Hoose, laguna qaado Saldhigyada Ciidamada AMISOM ayaa Al-Shabaab u adeegsaday qarax weyn oo gaari lagu fuliyay, dabadeedna dagaalyahano aad u fara badan ay xerada dhowr jiho ka weerareen.



Sawirada la soo bandhigay ayaa muujinayay Meydadka Askarta Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa dalka Uganda oo dagaalka ku geeriyooday.

Waxaa kaloo Al-Shabaab xerada ka heleen saanad hub ah oo ay kala baxeen Konteenar uu ciidamada AMISOM hubka ugu xareysnaa oo yaallay saldhiga ay degenaayeen.













FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada