daajis.com:- Waraysi hor u dhac ah oo la la yeeshay Wasiirka Arimaha Dibadda ee Dowladda Federaalka ee Somalia Mudane, C/salaan Hadliye Cumar oo ku sugan dalka Ingariiska ayaa waxaa uu waraysi siiyay wariye degan dalka Ingariiska, Waraysigan ayaa ku bilaawday Jewi degen, laakiin markii uu waqti socday ayuu wuxuu isku bedelay mid aad u kulul.
Dhamaadka waraysiga ayaad waxaad maqlaysaa, wasiirka oo leh “hadaan ogaan lahaa inuu sidaan u kulul yahay Waraysiga maba imaadeen meeshan”.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 19:11 and have

