DAAWO: Somaliland oo ka Hadashay Shirka Wadatashiga ee ka Socnayay Caasimadda Muqdisho (VIDEO)

DAAWO: Somaliland oo ka Hadashay Shirka Wadatashiga ee ka Socnayay Caasimadda Muqdisho (VIDEO)

daajis.com:- Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadal dhawaam uu sheegay Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shirkii uga socday Maamul goboleedyada dalka iyo Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ka sheegay in Somaliland ay mabda’iyan kamid tahay qorsha shirkani, taas oo micnaheedu yahay in Shirkani ay ku jiraan madax Somaliland matalaysa.
Halkaan Hoose ka Daawo
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo isaga ka biyo diiday in ay shirkani ku jiraan mas’uuliyiin ay soo dirsatay Somaliland ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uu riyoonayo.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada