Faah Faahin Dheeraad ah oo Kasoo Baxaysa Dagaalkii Saaka ka dhacay Deg. Qoryooleey (Dhagayso)

Faah Faahin Dheeraad ah oo Kasoo Baxaysa Dagaalkii Saaka ka dhacay Deg. Qoryooleey (Dhagayso)

daajis.com:- Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa qaar kamid ah Faah-faahin ka bixiyay Dagaalkii Saaka ay soo qaadeen Ciidamo ka tirsan Xarakada Al-shabaab.

Taliyaha Saldhiga Degmada Qoryooleey Gaaboow Buulle ayaa sheegay in Dagaal Xooggan lagu soo qaaday Ciidamada Dowladda ee Degmada ku sugan islamarkaana ay iska Caabiyeen Al-shabaabkii soo Weeraray.


Gaaboow Buulle ayaa sidoo kale sheegay in Al-shabaab ay u geysteen Khasaaro Dhimasho iyo Dhaawac leh, sidoo kalena ay ka Furteen Hub.

Al-shabaab ayaa dhankooda sheegtay in Khasaaro Xoogan ay gaarsiiyeen Ciidamada dowladda, waxaana ay intaa ku dareen in Saddex Askari oo Ciidamada Dowladda katirsan  ay goobta ku Gowraceen.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada