daajis.com:- Kooxda ka dhisan dalka England ee Manchester City ayaa ka mid noqotay kooxo yar oo umuda islaamka ugu hambalyeeysay munaasabada Ciidul Adxaa oo maanta ku beegan.
Kooxda ka dhisan Etihad Stadium ayaa bogeeda xiriirka bulshada ee Twitterka soo dhigaty qoraal ay hambalyo ugu dirayso dadka islaamka ee maanta u dabaal dagaya ciidul adxaa.
“Iid mubaark, Farxad ayaan u rajaynaynaa dadka kala jooga aduunka oo dhan oo maanta u dagaal degaya ayeey soo qorta”.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:30 and have
, Published at