Video: Itoobiya oo xuduuda Wajaale kusoo daadisay tahriibayaal xabsiyo kala duwan soo maray

Video: Itoobiya oo xuduuda Wajaale kusoo daadisay tahriibayaal xabsiyo kala duwan soo maray

daajis.com:- 75 muwaadiniin Soomaaliyeed oo kasoo jeeda deegaanada maamulka Somaliland ayaa laga soo qabtay xuduudka dalka Itoobiya uu la wadaago Suudaan ee Metemma, halkaasoo ay doonayeen inay ka galaan Suudaan uguna sii gudbaan dalka Liibiya.

Dhalinyaradan oo isugu jirta Rag iyo Dumar ayaa waxay soo mareen rafaad iyo dhibaato ay kala soo kulmeen 10 xabsi oo ay soo mareen, mid walba uu usoo gudbinayay mid kale ilaa ugu danbeyntii xuduuda Wajaale lagu soo daadiyay.tahriib-somaliland

Waxay sheegeen dhalinyaradan in ay ku kadsoomeen tahriibka, una maleynayeen in uu fudud yahay, laakiin ay tilmaameen in mar danbe damci doonin.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:35 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada