daajis.com:- Puntland oo Ciidamadeeda Badda ay maanta u dabaal dageen sanadguuradii shanaad ee kasoo wareegtay markii la’aas aasay, ayaa waxaa munaasabad xuska kasoo qeyb galay Madax katirsan Maamulka Puntiland iyo Wakiilo kala duwan.
Munaasabadan ayaa ka dhacday xarunta ciidanka Badda ay ku leeyihiin deegaanka Bendersiyaada ee magaalada Boosaaso, waxa ayna ciidamada halkaasi kusoo bandhigeen dhoolo tus.
Admiral Cabdirisaaq Diiriye Cismaan oo ah taliyaha ciidanka badda ee Maamulka Puntland, oo munaasabada ka hadlay ayaa sheegay in Ciidamada Badda ee Puntiland ay maanta yihiin awood jirta, waxa uuna tilmaamay in ujeedooyinkii loo dhisay ay aheed in ay ka hortagaan burcad badeeda sidoo kale soo celiyaan sharciga xeebaha Soomaaliya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 16:32 and have





