Qaabka Doorashada Sanadka 2016-ka oo uu Wali Mugdi ku Jirta (VIDEO)

Qaabka Doorashada Sanadka 2016-ka oo uu Wali Mugdi ku Jirta (VIDEO)

daajis.com:- Soomaaliya oo loo qorsheeyay in sanadka 2016-ka uu ka dhaco doorasho ah hal qof iyo hal cod ah, ayaa waxaa wali mugdi ku jiraa qaabka loo wajahayo ama nooca uu noqonayo doorashada dalka ee 2016-ka.

Waqtiga doorashada loogu talagalay oo ay ka hartay in ka yar 11 bilood ayaan wali diiwaan gashanayn xisbiyadii ku tartami lahaa doorashada dalka.


Hoose ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada