DAAWO:- Gabar 23 jir lugo la’aan ku dhalatay oo maalintii shaqeysata 750 Dollar

DAAWO:- Gabar 23 jir lugo la’aan ku dhalatay oo maalintii shaqeysata 750 Dollar

daajis.com:- Haweeney 23 sano jir ah oo dhalatay lugo la’aan ayaa maalintii waxay shaqeysataa 750 Dollar iyadoo leh xirado dhowr nooc ah.

Kanya Sesser oo ku nool Los Angeles ayaa waxay jabisay qiimihii u yiil xayeysiinta dharka, waxayna maalin walba ay sameysaa xayeysiin kastuumooyinka dumarka iyo rajabeedada dumarka ee kor ka xertaan.

Haweeneydaan ayaa ku socan gaariga cuuryaamiinta, mana u baahno, waayo waxay awoodaa in ay kaa socod badiso iyadoo ku oroda alwaaxa yar ee lagu ciyaaro (Skateboard) oo ay ku dheereyso, kuna tartanto.

KanyaSesserGabadhan oo kasoo jeedo dalka Thailand ayaa waxaa dalka Mareykanka lagu keenay daryeel iyo in caawinaad, hase ahaatee hadda iyadaa awoodo in ay dadka caawiso.

Kanya Sesser, waxay leedahay saaxiib, kaasoo ay isku barteen meel lagu ciyaaro Skateboard ee Los Angeles.

Halkaan ka Daawo Muuqaalka



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada