Daawo Sawirrada: Raxan Lo’ ah oo Doofaaro la daaqaya

Daawo Sawirrada: Raxan Lo’ ah oo Doofaaro la daaqaya

daajis.com:- Dhacdadaani ayaa waxaa lagu arkay dalka Jarmalka kadib markii doofaaro ay ku dhiiradeen inay la daaqan dibiyo farabadan.

Dibiyaasha iyo doofaarada ayaa si siman u wada daaqaya iyaga oo aan is faquuqin amaba aan isku sameyn midabtakoor.

Koonkaani ayaa waxaa ku nool xeywaano aan kuwada noolaankarin hal bii’o kuwaasi oo is neceb, balse waxa ay kuwaani yihiin kuwo ka dabeecad duwan kuwaasi kale.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada