Daawo:- Soomaalida Minnesota oo sameeyay dibad-bax ballaaran

Daawo:- Soomaalida Minnesota oo sameeyay dibad-bax ballaaran

daajis.com:- Soomaalida ku nool magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalkan Maraykanka ayaa sameeyey isu soo bax ay ku dalbanayaan in gacan sharciga la horkeeno dadkii dilay nin Soomaali ah oo lagu magcaabi jiray Cabdixaafid Xaaji Maxamed oo toddobaadkii hore lagu dilay magaalada Minneapolis.

Dadka isusoo baxa sameeyey ayaa sidoo kale dalbaday in cidda haysa macluumaad la xidhiidha dilkaas ay macluumaadkooda u gudbiyaan hay’adaha ammaanka magaalada.


Ka sokow Soomaalida, waxaa isu-soo baxay ka qayb galay qaar ka mida masuuliyiinta iyo laamaha ammaanka ee Minneapolis.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada