Dhacdadii xajka miyaa la siyaasadaynayaa

Dhacdadii xajka miyaa la siyaasadaynayaa

daajis.com:- In kabadan 100 mayd oo ka mid ah dadkii ku dhintay is buurashadii Xajka ayaa la gaarsiiyay Iiraan.

Waxaana xus loo qabtay in ka badan 400 oo qof oo Iraan u dhashay oo ku dhintay Jamaraadka.

Iiraan weli waxay ku celcelineysaa eedda ay u jeedineyso dowladda Sacuudiga oo ay ku dhalleeceysay in ay si xun u maamushay Xajka sanadka.

Laakiin Sacuudiga ayaa Iiraan ku eedeeyay in dhibaatadii ka dhacday Makkah ay siyaasad u badashay.

Hadaba maxay tahay waxa dhabta ah ee ay labadan dal isku hayaan.
Dr Cabdiwahaab Sheekh Cabdi Samad ayaa arrintaasi uga warramay Axmed Xaji Xasan



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada