daajis.com:- Waxaa dalka Austria gaar ahaan Magaalada Leogang ka dhacay tartan loo qabanaayay dadka ugu garka iyo shaaribka weyn kaasi oo ay kasoo qeybgaleen Kontomeeyo ka kala yimid caalamka intiisa kale.
Tartankaani ayaa waxaa usoo daawasho tagay dad la sheegay in tiradooda ay kor u dhaafeyso 1,116 kuwaasi oo daneynaayay tartankaasi cajiibka ah oo leysku gudoonsiinaayay bilado.
Tartanka ayaa waxaa soo qabanqaabisay Dowlada Austria kaasi oo sanadkiiba mar dhaca.
Bilada ayaa waxaa la gudoonsiiyay ruuxa ugu garka iyo shaarbaha qurxoon kaasi oo sheegay inuu xanaaneynaayay muddo ku dhow 5-sano oo xiriir ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 01:00 and have





