Daacish oo soo bandhigtay Bambadii ay ku soo riday Diyaaradii laga lahaa Ruushka (Sawirro)

Daacish oo soo bandhigtay Bambadii ay ku soo riday Diyaaradii laga lahaa Ruushka (Sawirro)

daajis.com:- Kooxda Daacish ayaa markii ugu horeesay waxa ay shaacisay bambaanadii ay u adeegsadeen in lagu qarxiyo diyaaradii laga lahaa Dalka Ruushka 31kii bishii tagtay ee Oktoober kusoo dhacday gobalka Siinaay ee dalka Masar.

Daacish ayaa soo bandhigtay gasacad yar oo waxyaabaha qarxa lagu xiray taa oo la saaray diyaaradii ka duushay Magaalada Sharma Sheekh kuna sii jeeday Dalka Ruushka, waxa ayna kooxdu sheegtay in arintooda u sahashay Nidaam xumada ka jirta Garoonka Diyaaradaha Sharma Sheikh.

Diyaaradii Ruushka laga lahaa ee ku dhacday Dalka Masar waxaa saarnaa dad gaarayay 224-qof kuwaa oo dhamaantod geeriyooday, waxaana masuuliyada qaraxaasi lagu bur buriyay diyaarada horey u sheegtay Kooxda Daacish.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada