daajis.com:- Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amin Caamir ayaa sawir ku muujiyey damaca ku jira Qaar kamid ah ganacsatada Soomaalida, Kuwaasi oo dalka Soomaaliya usoo qaada hadba wixii ay dantooda ka dhex-arkayaan.
Sawirka ayaa Lagu muujiyey Ganacsade Soomaaliyeed oo sheegay in Soomaaliya Mudooyinkii ugu danbeeyay uu ku batay Dhaawacu, Islamarkaana ay jirto Fursad looga Faa’iidaysan karo in loo Iib-geeyo Daawooyin dhacay, Taasi oo hadii Aanay dawlada iyo maamulada dalka ka jiraa ka digtoonaan Halisteeda leh.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 01:00 and have

