DAAWO:- Iskuulada Los Angeles oo gebi ahaanba loo xiray cabsi argagixiso

DAAWO:- Iskuulada Los Angeles oo gebi ahaanba loo xiray cabsi argagixiso

daajis.com:- Dugsiyada magaalada Los Angeles ee dalkan Maraykanka ayaa gabi ahaanba albaabada loo laabay maanta kadib markii ay soo baxday cabsi dhanka amaanka ah.

Saraakiisha amaanka ayaa sheegay in ay jirto halis amaanka ah, inkastoo aysan faah faahin waxa ay tahay halistaasi, iyagoo sheegay in ay qiimeynayaan xaalada.

Warsaxafadeed ay soo sareen gudiga waxbarashada ee Los Angeles ayaa lagu sheegay in amarka xiritaanka dugsiyadu uu saameyn doono in ka badan kun iskuul iyo 640,000 arday ah.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada