daajis.com:- Kadib markii lasoogabo gabeeyey kulamadii ugu danbeeyey ee Groupyada koobka Horyaalada kooxaha yurub ayaa waxaa iminka banaanka taagan 16-kooxood oo soo gaaray wareegan 2-aad ee Champions League.
Isku aadkan waxaa uu ka dhacayaa xarunta Uefa ee magaalada Nyon, Switzerland.
KOOXAHA 16-KA EE SOO GUDBEY:
Group A – Real Madrid (Winner), Paris Saint-Germain (Runner up)
Group B – Wolfsburg (Winner), PSV Eindhoven (Runner up)
Group C – Atletico Madrid (Winner), Benfica (Runner up)
Group D – Manchester City (Winner), Juventus (Runner up)
Group E – Barcelona (Winner), Roma (Runner up)
Group F – Bayern Munich (Winner), Arsenal (Runner up)
Group G – Chelsea (Winner), Dynamo Kyiv (Runner up)
Group H – Zenit (Winner), Gent (Runner up)
Hadabba Isku-aadka wareega 16-ka ayaa la sameyn doonaa maanta oo Isniinta 14-ka bishan December saacada geeska africa marka ay tahay 14:00 am .
Waxaana marka la sameeyo Isku-aadka wareega 16-ka oo magaalada Nyon dalka Switzerland oo xarun u ah UEFA lagu sameeyn doono kadib la kala dheeli doonaa Lugta koowaad: February16/17 and 23/24 iyo Lugta Labaad: March 8/9, March 15/16.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:00 and have
, Published at