Arrag sawir bedeli doona dareenkaada oo laga sameeyay ciidamada Kenya iyo Al-shabaab

Arrag sawir bedeli doona dareenkaada oo laga sameeyay ciidamada Kenya iyo Al-shabaab

daajis.com:- Sawir gacmeedkaani lagu muujinaayo dhibta heysata shacabka Gedo, ayaa waxaa lagu muujinayaa arxan darida ciidamada Kenya iyo Maleeshiyaadka Al-shabaab.

Shacabka Gedo ayaa dhaxda u galay laba dhinac oo ka siman arxan daro kuwaas oo u tartamaaya daadinta dhiiga shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool Gedo.

Ciidamada Kenya oo carro ka muujinaaya xasuuqii loogu geystay Gedo ayaa toogasho bareer ah ku dilaaya dadka shacabka ee ku nool qeybo kamid ah Gobolkaasi, halka maleeshiyada Al-shabaabna ay dhankooda ka ugaarsanayaan shacabkaasi.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada