Daawo Sawirro:- argagax leh oo laga soo qaaday dagaal dhexmaray Ciidamada Kenya iyo Alshabaab

Daawo Sawirro:- argagax leh oo laga soo qaaday dagaal dhexmaray Ciidamada Kenya iyo Alshabaab

daajis.com:- Maleeshiyada Al-shabaab ayaa baahisay Sawirro ay ka qaaden Dagaal culus oo ay ku qaaden Ciidamada Kenya qeybtoodii ku sugnaa deegaanka Lamu.

Dagaalka ayaa isugu jiray mid ay wadada u gashay maleeshiyada Al-shabaab Ciidamada Kenya iyo mid fool-ka-fool ah, kaasi oo dhabar jab xoogan ku noqotay Kenya.

Dagaalka iyo weerarka dhabagalka ah ayaa waxa uu ahaa mid si gaar ah uga dhacay Gobolka Lamu gaar ahaan Deegaanka lagu magacaabo Mangai.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA DAGAALKA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada