daajis.com:- Cabdiraxman Axmed Xasan oo ah Abwaan da’yar oo Kaalinta koobaad kagalay tartankii Suugaanta ee ka dhacay muqdisho ee caasimada dalka oo maanta soo dhowayn Balaadhan loogu qabtay magaalada Laascanod ee Xarunta Gobolka Sool.
Kulanka soo dhowaynta ah ayaa waxaa ka hadlay Abwaan Jaamac Kadiye oo sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay soo dhowaynta Abwaanka da’da yar “‘Waxaan ka qayb galay Tartano Suugaameed oo aad u badan , waligay La igama Guulaysan , Aritaana Alle ayaa igu og, Waxaan ku boorinayaa Inuu horay u sii socdaa Cabdiraxaan” Ayuu yidhi Kadiye.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Waxaa sidoo kale isaguna halkaasi ka hadlay Cismaan Cabdinuur oo ah Suxufi caan ah iyo Macalin iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada. Ugu danbayntiina abwaanka da’da yar ayaa ka mahad celiyey sidii loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 01:00 and have
