Arrag Sawir murugo leh oo laga sameeyay dhibta ay Kenya iyo Al-shabaab ku hayaan shacabka

Arrag Sawir murugo leh oo laga sameeyay dhibta ay Kenya iyo Al-shabaab ku hayaan shacabka

daajis.com:- Sawir gacmeedkaani ayaa waxaa lagu cabiray Nolosha Shacabka Soomaaliyeed iyo dhibta muuqata oo ay kala kulamayaan maleeshiyaadka Al-shababaab iyo Ciidamada Kenya.

Sawirka ayaa waxa uu ka turjumayaa xasuuqa ay labadaasi dhinac ku hayaan shacabka iyaga oo aan shacabku heysan dhinac ay u raadiyaan gurmad.

Sawirka ayaa waxaa lagu miisaaliyay 2 dhagxaan oo aad u waaweyn kuwaasi oo dhexda laga galiyay dad shacab ah kadibna labada dhinac leysaga keenay halkaasina ay ku baduujismeen.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada